Heemaal News Network

Maxkamad Dil Toogasho ah ku Fulisay Lamaane Aroos ahaa Oo Dilay Caruur

Waxaa dil toogasho ah lagu fuliyay lamaane aroos ahaa oo lagu eedeeyey iney si xun u dileen labo caruur ah iyagoo ka tuuray daaqadda guri dabaq ah.

Zhang Bo aabaha dhalay laba carruurta ah iyo Ye Chengchen ayaa horay loogu helay dambiga ah inay dileen gabar laba jir ah iyo wiil hal sano jir ah sanadkii 2020-kii.

Ninkan ayaa xiriir jecel la bilaabay Ye, ka dibna waxa uu furay xaaskiisii hore, isagoo dilay labada caruur ah oo ay dhashay xaaska uu ay soo kala tageen

Maxkamadda Sare ee Shiinaha oo xukunka dilka ah fulisay ayaa ku tilmaantay lammaanaha kuwa naxariis daran.

Lamaanahan ayaa Arbacadii lagu toogtay magaalada Chongqing ee koonfurta-galbeed ee dalkaasi.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Itoobiya Oo Lagu soo Celiyay Diyaarad ay Sameesteen Oo Loogu Magacdaray Gabar.(Sawirro)

Heemaaln

AFRICOM Oo Ka Hadshaday Duqaynta La Sheegay In Ay Ku Dileen Dhakhaatiirta Kuuba

Heemaal

Hal Qof Oo Loo Xidhay Dilka Imaam Fu’aad Xassan Yaasiin Oo Lagu Dilay Cardiff

Heemaal