Heemaal News Network

Maxkamad ku taal Maraykanka Oo Hakisay Sharci ka Dhan ah Soogalootiga Oo Saacado kooban Dhaqan galay

Maxkamad ku taal Maraykanka ayaa hakisay sharciga socdaalka ee gobolka Teksas ee muranka dhaliyay, kaas oo ah mid ka mid ah kuwii ugu adkaa ee noociisa ah, kiis si dhow isha loogu hayo oo dhan Mareykanka.

Sharcigan ayaa u ogolaanaya saraakiisha Texas in ay xiraan oo ay dacweeyaan qof kasta oo ay u maleynayaan in uu si sharci darro ah ku soo galay dalka, isaga oo beddelaya awoodaha federaalka.

Sharcigu wuxuu si kooban u dhaqan galay Talaadadii dhowr saacadood oo uu socday halkan dhinbaca sharciga ah.

Arbacada maxkamada racfaanka ee Mareykanka ayaa dhageysan doonta kiiska.

Sharciga SB4 ee Texas ayaa lagu waday inuu dhaqan galo 5-tii Maarso laakiin xukuumadda Joe Biden ayaa ku doodday in awoodda xiritaanka soo galootigu ay ku haboon tahay gacanta fedaraalka.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Madaxweyne hore Oo Xabsi Daa’in Lagu Xukumay kaddib Dambiyo Lagu helay

Heemaaln

Maxkamadda Kismaayo Oo Xukun Dil ah ku Fulisay Nin Waalan Oo Hooyadii Dilay.

Heemaaln

Wiil Markhaati Ku Furay Seedigii Oo Hargeysa Lagu Dilay Meydkiisa-na Lagu Muran-sanyahay

Heemaaln