Heemaal News Network

Raysal wasaaraha Ireland Oo si Deg-deg ah Xilka Uga Dagay.

Raiisel wasaaraha Ireland, Leo Varadkar, ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilayo xilka, wuxuuna sidoo kale ka tanaasuli doonaa doorkiisii hogaamiyaha xisbiga Fine Gael ee talada haya.

Waxaa jiray hadal heyn xooggan oo ku saabsan mustaqbalkiisa ka dib labo afti oo dhowaan la qaaday oo dowladdu ay si weyn ugu guul darraysatay.

Hadal kooban oo uu soo saaray, ayuu Leo ku sheegay inuu sii hayn doono shaqada Ra’iisul Wasaaraha ilaa laga helayo bedelkiisa.

Vardakar waxa uu sheegay in uu sabab gaar ah oo siyaasadeed iyo mid shaqsi ah isu casilay.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Midowga Yurub oo Israel ku eedeeyey iney gaajo u adeegsatay hub dagaal

Heemaaln

Xarunta Baarlamaanka Dalka Norwey Oo Khatar Amni loo Xiray iyo Baaritaano socda

Heemaaln

Midowga Yurub iyo Masar Oo kala Saxiixday 8 Bilyan si loo Xakameeyo Socdaalka

Heemaaln