Heemaal News Network

Muuse Biixi ayaa la sheegay inuu xalay ciidamo geeyey Buurta Gacan Libaax .

Arintan waxaa sheegay si kulul-na uga hadley Xildhibaanada ka soo jeeda deeganka Buurta Gacan Libaax ee golaha wakiilada ku jira .
” Muusow ciidanka aad gaysay deegaanka Gacan-libaax oo nabad ah waxba naga siin, waxa aad wada waa xaalad abuur…” Xil. Xasan Ogaal

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Xassan Sheekh Oo Kulan Degdeg Ah Iskugu Yeedhay Labbada Golle

Heemaal

Xassan Sheekh Oo Booqday Kismaayo

Heemaal

Beesha caalamka Oo ku Dhegan Qodobo ka mid ah Dastuurka & Xassan Sheekh Oo Talaabo Qaaday

Heemaaln