1. Mudaharaadkii Balaadhnaa Bada ee ka dhacday guud ahaan degmooyinka Iyo deegaanada gobolka Awdal ee 1 January 2024 2. Soo dhaweyntii xildhibaan Maxamed Abiib, sida...
Dalal ka tirsan caalamka ayaa bilaabay dagaaldegyo waaweyn oo lagu soo dhoweynayo sanadka cusub ee 2023ka oo wadamadii ugu horeeyey ka curtay. Labada dal ee...
Xuutiyiinta Yemen ayaa sare u qaaday weerarrada ay u adeegsanayaan gantaallada ballistic-ga ah ee ay ku beegsanayaan bartilmaameedyada ku yaalla gudaha Israa’iil Yuhuuda auaa sheegtay...
Ciidamada Somaliland ayaa madaarka Hargeysa ka xiray Niciima Abwaan Qorane oo hooyadeed safar caafimaad dalka dibadiisa uga soo celisay. Hay’adda Garsoorka ayaa ii sheegay in...
Ukraine iyo Ruushka ayaa Isniintii isweydaarsaday maxaabiis dagaal, iyadoo labada dhinac ay dib isugu celiyeen in ka badan 300 oo maxaabiis hore ah. Kyiv ayaa...
Taliban ayaa sheegtay in ay xiri doonto dhammaan hay’adaha aan dawliga ahayn ee gudaha iyo kuwa ajnabiga ah ee ku sugan Afghanistan ee shaqaaleysiiya haweenka....