Puntland Oo Guul ka Sheegatay Dagaalkii ay Daacish kusoo Qaaday Deegaanka Dharjaale Ee Gobolka Bari
Wasiirka Warfaafinta ee maamulka Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa sheegay in ciidamada Puntland ay fashiliyeen weerar qorsheysan oo ay kooxda Daacish ku doonaysay inay ku...