Wasiirka Macdanta Somaliya Oo Xilkii la Wareegay.(Sawiro)
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka Biyaha XFS Abdullaahi Bidhan Warsame ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Wasiir ku xigeenki hore ee Wasaaradda Ibraahim Maxamed Cali...
M/Deni Oo Isbitaalka ku Booqday Ciidankii Saaka ku Dhaawacmay Dagaalkii Buuraha Gal-gala.(Sawiro)
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa booqday qaar ka mid ah Askartii ku soo dhaawacantay weerarkii ka dhacay deegaanka Dharjaale ee Degmada Iskushuban oo ka...
D.D.Somalida Oo Gubay Maandooriye Laga soo Uruuriyay Magaalada Mooyaale iyo meelo kale.
Laamaha amaanka gobolka Daawa ee Dowladda Deegaanka Soomaalida, ayaa gubay maandooriye laga soo uruuriyay magaalada Mooyaale iyo meelo kale. Taliyaha booliska, madaxa xafiiska xeer-illaalinta iyo...
Itoobiya Iyo Djibouti Oo ka Wada-hadlay Arimaha ka Taagan Gobolka.(Sawiro)
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Itoobiya, Gedion Timothewos, ayaa wadahadal la yeeshay dhiggiisa dalka Djibouti Maxamuud Cali Yuusuf. Wasiir Gedion ayaa sheegay in xidhiidhka soo jireenka...