Ciidamada dowladda oo ku biiray dagaal saakay dib uga qarxay Luuq
Dagaal xooggan oo u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed oo wada dega degmada Luuq ee gobolka Gedo , ayaa saakay dib uga qarxay degmadaasi, dagaalka ayaana...
Xilliga ay Qabsoomeyso Doorashada Jubaland Oo la Shaaciyay
Iyadoo dhowaan baarlamaanka Jubaland ay u codeeyeen wax ka beddelka qodobbo ka mid ah dastuurka, ayaa waxaa soo baxayay hubanti la’aan ku aaddan xilliga ay...
Rag Hubeysan Oo Arday ku Afduubtay Itoobiya
Wararka ka imaanaya Itoobiya ayaa sheegaya in dhowr arday jaamacadeed ay rag hubeysan ku afduubteen gobolka Oromia ee rabshaduhu ay ka socdaan. Ciidamada ayaa gobolka...
Nin dil iyo Dhaawac u Geestay Sodohdii iyo Xaaskiisa
Degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose waxaa ka dhacday fal dad badan ka argagaxeen, kaddib markii nin halkaasi toorey dil ugu geestay sodohdiis , waxa...
Xamaas Oo si Adag Uga Hortimid Qorshe Ciidamo Nabad Ilaalin Lagu Geynayo Gasa.
Dhaqdhaqaaqa iska caabinta Falastiiniyiinta Qasa ee Xamaas, ayaa markii u horreysay si faahfaahsan uga hadlay qorshaha Mareykanka iyo Israa’iil ku doonayaan in ciidan nabad ilaalin...
Ciidamo Gadoodsan Oo Qabsaday koontarool ku Yaala Gobolka Muduug
Ciidamo ka tirsan maamulka Puntland oo ka gadoodsan mushaar la’aan ayaa maanta qabsaday kantaroolka degaanka Bacaadweyn ee gobolka Mudug. Cutubyo ka tirsan ciidanka Daraawiishta Puntland...