Xiisadda badda ee Itoobiya iyo Soomaaliya iyo hadalladii Abiy Axmed
Xaalad siyaasadeed oo kacsan ayaa weli ka taagan Geeska Afrika toddoba bilood kadib markii heshiis is af-garad ah ay wada galeen Itoobiya iyo Jamhuuriyadda iskeed...
Meydadka dad 100 ku Dhow Oo Laga helay Badweynta Atlantic
Ilaalada xeebaha dalka Mauritania ayaa soo saaray meydadka 89 qof oo tahriibayaal ah oo la socday dooni Isniintii ku degtay badweynta Atlaantik. Sagaal qof oo...
Xasan Sheekh Oo Saraakiil Tababar Ugu soo xiray Xerada Turkiga.(Sawirro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad ay ku qalin-jabinayeen Dufcaddii 6-aad ee Layli Saraakiil ee ka tirsan Ciidanka...
Ra’iisul wasaaraha Cusub Ee UK Oo Xafiiskii la Wareegay
4Bal fiiri — Keir Starmer oo la wareegay xafiiska Ra’iisul wasaaraha UK, markii si aqlabiyad ah ay xisbigiisa Shaqaalaha codkooda u siiyeen dad weynaha, farriintiisa...
RW Xamse Barre iyo wafdigiisa oo gaaray Baqdaad (Sawirro)
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Hamza Abdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa xalay gaaray magaalada Baghdad ee caasimadda Jamhuuriyadda Ciraaq. Ra’iisul Wasaaraha...