Wareegto ka soo Baxday Wasaarada Maaliyada Oo Lagu Hakiyay Mashariicdii Awdal
Akhri: Wareegtadan waxay ka soo baxday wasaarada wasaarada, Maaliyada Soomaaliland . Waxayna dhamaan lagu hakiyey mashaaricihii horumarineed ugu jiray gobolka Awdal iyo sidoo kalana ....
Maxkamadda gobolka Banaadir oo xukunno adag ku riday koox Burcad-badeed ah
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta xukunno adag oo xabsi ah ku riday, rag loo heesto in ay katirsanaayeen kooxaha burcad-badeeda Soomaalida ee mararka qaar maraakiibta...
Ra’isul Wasaare kuxigeenkii hore ee dalka oo laga guddoomay warqada Aqoonsiga Safiirnimo
Ra’isul Wasaare kuxigeenkii hore ee Xukuumadda Soomaaliya Ridwaan Xirsi Maxamed, oo dhawaan loo magacaabay safiirka Soomaaliya u fadhin doona dalka Ciraaq ayaa laga guddoomay warqada...
Doorashada Madaxweynaha Iran ayaa loo gudbay wareegi labaad
Doorashada Madaxweynaha Iran ayaa loo gudbay wareegi labaad, maaddaama uusan jirin musharrax helay aqlabiyadda, sida ay shaacisay wasaaradda arrimaha gudaha. Wareega labaad oo la qabanayo...