Dowladda Somaliya Oo Nasiibdarro weyn ku Tilmaantay Hees laga Qaaday Hargeysa
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa nasiibdarro weyn ku tilmaamay in magaalada Hargeysa looga heeeso qowmiyad katirsan dalka Itoobiya, waxna loogu dhimo...
Ciidamada Xamaas Oo Fuliyay Hawlgalo Khasaaro Nafeed u Geystay Israa’iil.
Kooxaha iska caabinta Falastiiniyiinta Qasa , ayaa 24 saac ee u dambeysay fuliyay howlgallo qaabeysan oo dhaliyay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo gaaray ciidanka...