Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Oo Goordhaw Muqdisho ku Geeriyooday
Allaha u naxariistee waxaa goordhaw magaalada Muqdisho ku geeriyooday guddoomiyihii hore ee golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaare. Geerida Maxamed...
Shacabka Iiraan oo saaka u dareeray doorashada Madaxweyne cusub.(Sawirro)
Dadka reer Iran ayaa u dareeray goobaha codbixinta doorashada degdega ah kadib markii si lama filaan ah uu ku dhintay madaxweynihii hore ee Iran Ebrahim...
Itoobiya Oo Beenisay Eedeyn Dowladda Somaliya u Gudbisay Qaramada Midoobay
Dowladda Itoobiya ayaa markii ugu horeysay jawaab ka bixisay eedeyn dhawaan ay u gudbisay dowladda Soomaaliya Qaramada Midoobay, taasoo la xariirtay in ciidamo Itoobiyaan ah...
Biden oo dhibco badan looga helay dood adag oo dhexmartay Trump
Dooddii ugu horreysay ee telefishin laga sii daayo sanadkaan ee dhexmartay madaxweynaha hadda Joe Biden iyo madaxweynihii hore Donald Trump, ayaa ku soo dhammaatay iyadoo...
Xamse Barre oo xil cusub u Magacaabay Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibeda
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa maanta xil cusub u magacaabay Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Cali...