Maxay ka wada Hadleen Madaxweyne Xassan Shiikh iyo Hakan Fidan? (Sawirro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan dalka Turkiga ayaa magaalada Ankara kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda...
Jubbaland Oo Arrin cusub ku soo Kordhisay Dekeda Kismaayo? (Sawirro)
Madaxweyne kuxigeenka labaad ee Dowladda mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud oo uu weheliyo Maareeyaha Dekedda Kismaayo Axmed Xaaji Aadan Guuleed ayaa maanta xarigga kajaray kambaniga Somlink...
Jabuuti Oo Dhisaneysa waddo Halbowle u ah Ganacsiga Dalkeeda.
Gudaha dalka Jabuuti ayaa waxaa la daahfuray mashruuc lagu dhisayo waddo wayn oo isku xiri doonta gobolada Koonfurta ee dalkaas. Ujeedka mashruucaan ayay dawladdu ku...
Maxaa kasoo Baxay Shirweynihii Switzerland Ee Dagaalka Ukraine Looga Hadlayay?
Ku dhawaad 80 wadan oo ka mid ah ilaa 100 waddan oo labadi maalin ee lasoo dhaafay shir caalami ah uu uga socday dalka Switzerland...
Sirdoonka Isra’iil Oo Xirey Nin Yahuudi ah Oo U Safrayay Somaliya.
Sirdoonka Israa’iil ayaa sheegay inay xireen nin dhallinyaro Israa’iili ah oo deggan magaalo ku dhow Haifa, kaaso isku diyaarinayay inuu u safro Soomaaliya. Booliska ayaa...