Dowlada Somaliya Oo Shaacisay in Farriimaha ka Imaanaya Itoobiya yihiin Riyo Maalmeed.
Dowladda Soomaaliya ayaa si adag uga hadashay farriimo muddooyinkii dambe kasoo yeerayay wasiirro katirsan xukuumadda Itoobiya, kuwaa oo sheegayay in Itoobiya ku saxan tahay heshiiskii...
Mooshin ka Dhan ah Ra’isul Wasaare Xamse Oo la Diyaariyay Bacdal Ciid.
Qaar kamid ah Xildhibanada DFS oo kulamo gaar-gaar ah todobaadkaan waday ayaa la sheegayaa iney qorshaynayaan bilaabista Mooshin kadhan ah Ra’isul Wasaare Xamse Cabdi Bare....
Muhaajiriinta Sharci La’aanta Ugu Noolaa Maraykanka Oo loo Sameeyay Ballanqaadyo ka Farxiyay
Maamulka Madaxweyne Joe Biden ayaa la sheegay inay ku dhawaaqi doonaan Qorshooyin mid ka mid ah barnaamijyada ugu ballaaran ee samafalka dhanka socdaalka ee soo-galootiga...
Itoobiya Oo Shaaciyay Inay Noqon doonaan Dalka Ugu Horeyay Ee Aqoonsada Somaliland
Wasiirul-dawlaha Wasaaradda Wershadaha dawladda Federaalka Itoobiya, Tarekegn Bululta, ayaa sheegay in Itoobiya noqon doonto dalka u horreeya ee Jamhuuriyadda Somaliland u aqoonsada dal madaxbannaan. Wasiir...
Iran iyo Sweden Oo Maxaabiis Is-dhaafsaday
Dowladaha Sweden iyo Iran ayaa Sabtidi shalay is-dhaafsaday maxaabiis ay muddo sannado ah kala hayeen. Sweden ayaa sii deysay sarkaal hore oo Irani ah oo...
Madaxweyne Museveni Oo Diiday Shirka Nabada Ee Ukrain kusoo Marti-qaaday.
Safiirka Ukrain ee Kenya iyo Uganda oo deggan Nairobi ayaa dhowaan booqasho ku tagay Kampala si uu Madaxweyne Museveni ugu casuumo shirka nabadda ee ka...