Wasiirka Arimaha Dibada Jabuuti Oo Dhanbaal Uu ka Siday M/Geele U Geeyay Abiy Ahmed
Saaka ayaa wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf waxa uu xafiiska uguu geeyay dhambaal uu ka siday madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle. Xidhiidhka noocan ahi...
Haweeneydii ugu Da’da weyneyd Oo Sannadkan Xajineysa iyo Sacuudiga Oo soo Ddhaweeyay
Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa lagu soo dhaweeyay qofkii ugu da’da weynaa ee sannadkan 2024 gudanaya waajibaadka Xajka, waxaana warbaahinta iyo baraha bulshada qabsatay sheekada haweeneydan...
Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Go’aan kale Ka Soo Saarey In Arrimaha Kufsiga
WAR-SAXAAFADEED. Golaha Wasiirrada Oo Go’aan Gale Ku Soo Saarey In Arrimaha Kufsiga Lagu Xaliyo Oo Kaliya Go’aamadda Garsoorka. Hargeysa-13-06-2023-(MT-JSL)-Fadhigii 129aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland...
Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Xilkii ka Qaaday Xoghayihii Gobolka Awdal
Wasiirka Wasaarada Arimaha gudaha JSL Mudane Maxamed Kaahin Axmed Ayaa xilkii qaaday Xoghayihii Gobolka Awdal Mustafe Cabdi Axmed waxana uu wasiirka Arimaha guduhu Magacaabay Xoghayaha...
Masuuliyiin katirsan Jubbaland Oo Bbooqday Deegaan Al Shabaab Laga Saaray.(Sawirro)
Madaxweyne ku xigeenka labaad ee maamulka Jubaland Mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa maanta booqday deegaanadii u danbeeyay ee degmada Badhaadhe ee laga xoreeyay Al Shabaab....
Taliyaha Ciidamada Israa’iil Oo dalka Bahrain kula Kulamay Saraakiishada Ciidamada Jamacada Carabta.
Warbaahinta Israa’iil ayaa soo bandhigay kulan uu magaalada Manama ee dalka Bahrain kula yeeshay taliyaha guud ee ciidanka Israa’iil, Herzi Halevi saraakiil ciidan oo ka...