Mareykanka Oo Beeniyay inuu Duqeyn ku dilay laba Dhaqtar oo Al-shabaab u Afduubnaa
Militariga Mareykanka ayaa is fogeeyay masuuliyada dil loo geystay laba dhaqtar oo u dhashay dalka Cuba oo ku jiray gacanta kooxda Al-shabaab. Kooxda Al-shabaab ayaa...
M/Xasan oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee kunool Norwey (Sawirro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay kulan ay jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Norway ku soo taageerayaan wax qabadka dowladda iyo qorshaha...
Wasiirka Gaashaandhiga Somaliya Oo kala Hadlay dhismista Ciidamada ATMIS Ee dalka jooga(Sawiro)
Wasiirka Wasaaradda Gaashandhigga Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ahna Madaxa Xafiiska...
49 Qof oo isugu jira Somali iyo Itoobiyan Oo ku Geeriyooday Doon ku Degtay xeebaha Yemen
Dooni ay saarnaayeen 260 tahriibayaal ah oo isugu jiray Soomaali iyo Itoobiyaan ayaa ku degtay xeebaha dalka Yemen Isniintii, waxaana ku dhintay ugu yaraan 49...
Ciidamada Gorgor Ee Somaliya Oo Markii Ugu Horeysay Lagu wareejiyay dyaarad Drone.
Ciidamada kumaandooska gorgor xoogga dalka soomaaliyed ayaa lagu wareejiyay markii ugu horeysay diyaarad nuuca drone aan duuliyaha lahayn (UAS), TOGAN, ee lagu sameeyay dalka turkiga....
Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda oo ka Mmurugooday xaalada ka taagan Qabuuraha Iskool Buluusiya
Waan ka murugooday xaaladda ka taagan qabuuraha Scuola Polizia. Dhan kasta marka aan ka eegay waxay iigu muuqata go’aan aan aad looga fiirsan. Marka hore,...