Farmaajo oo War ka soo saaray colaada ka dhex aloosan Xeraale & Caabudwaq
Madaxweynihii hore ee Somalia Max’ed Cabdullaahi Farmaajo ayaa baaq nabadeed u diray beelihii ku dagaalamay degaano u dhexeeya degmooyinka Xeraale iyo Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud...
Nin oday ahaa oo Lagu dilay Muqdisho xilli uu ka baxay Masaajid uu ku dukaday
Kooxo burcad hubeysan ayaa xalay salaadii cishaha kaddib xaafada Shanta Geed ee degmada Dharkeenley, waxa ay ku dileen nin oday ah oo kamid ahaa dadka...