Ciidamada Puntland Oo Garowe kusoo Bandhigay hub Sharci darro ah iyo Maandooriye
Saraakiisha ciidanka amniga Puntland iyo masuuliyiinta gobolka Nugaal ayaa maanta magaalada Garowe kusoo bandhigay hub iyo maandooriye lagusoo qabtay howgallo malamihii ugu dambeeyay ka socday...