Dawlada Oo War kasoo Saartay Dagaal Beeleed Dhiig Badan ku Daatay Oo ka Socda Galgaduud
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa baaq nabadeed oo deg deg ah kasoo saartay dagaal beelo walaalo ah ku dhex-maraya...