Xasan Sheekh Oo soo Dhaweeyay Xubinnimada Somaliya Ee Golaha Amaanka
Muqdisho, Juunyo 06, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran u soo dhaweeyey in Soomaaliya loo doortay xubinnimada Golaha Ammaanka...