Xoghayaha Guud Ee J/Carabta Oo soo Dhaweyay Safiirka Cusub Ee Somaliya.(Sawiro)
Xogheyaha guud ee Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Axmed Aboul Gheit ayaa Xarunta Jaamacadda Carabta ku soo dhoweeyey Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Masar ahna Wakiilka...
Kuuriyada Koonfureed Oo Balan-qaad Muhiim ah u Sameeysay Somaliya
Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa kulan gaar ah kula qaatay magaalada Seol ee Caasimadda dalka Kuuriyada Koonfureed dhigiisa dalkaas Han Duck-soo....
Aadan Madoobe Oo Kulan la Qaatay Wafdi ka Socda Dowlada Ciraaq (Sawirro)
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminaayo Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka dalka Ciraaq,...
Joe Biden Oo Saxiixay Amar Oo Lagu Xakameeyo Tirada Muhaajiriinta Ee Somalidu ka midka yihiin
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa saxiixay amar madaxwayne oo looga gol leeyahay in lagu xakameeyo tirada muhaajiriinta magangelyo doonka ah ee ka soo gudbaya xuduudda...
Shiinaha Oo ku Taliyay in la Taageero Hindisaha Nabadda Ee Ruushka iyo Ukraine
Wasiirka arrimaha dibadda Shiinaha, Wang Yi ayaa maanta sheegay in ka badan 26 waddan inay taageerreen hindisaha nabadda ee Ruushka iyo Ukraine oo ay si...