Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Gudoomiyey Shirka Adkaynta Amniga Gudaha iyo Xuduudaha SSC
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-U-Heshiisiinta Maamulka SSC-khaatumo Mudane Cabdisahal Jaamac Maxamed ayaa Gudoomiyey Shir ku Saabsanaa Adkaynta, Xoojinta Amniga Gudaha iyo Xuduudaha Maamulka...
Xisbiga Modi Oo Mar kale ku Guuleystay Doorashada India
Xisbiga Bharatiya Janata Party ee uu hoggaamiyo Narendra Modi ayaa mar kale ku guuleystay doorashada Hindiya isagoo helay 240 kursi. Inkastoo ay guushaasi heleen, waxay...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar Oo Warqadaha Aqoonsiga ka Gudoomay Safiirka Somaliya.(Sawiro)
Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar Mudane Sameh Shoukry ayaa nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtadda...
Madaxweyne Deni oo soo saaray Amar ku socda Laamaha Ammaanka
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ka qayb-galay munaasabadda xuska maalinta Deegaanka Aduunka oo sanad kasta loo dabaaldego (05-ta Bisha June), taasi oo...
Netanyahu Oo Maanta Booqday Keymaha Dabku ka kacay Ee Xisbulah Sababta U Noqotay
Netanyahu ayaa maanta booqday deegaannada ku dhow xadduudka Lubnaan, halkaa oo uu ku fiday dab ka dhashay weerarrada ay Xisbillah ka gaysanayso saldhigyada iyo deegaannada...
Abuu Mansuur Oo ka Hadlay Lacag Malaayiin Dollar ah Oo Lagu Eedeeyay in uu xaday
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur ), ayaa kulan la qaatay madaxda sannadkan u adeegaysa xujayda...