Maalqabeennada Itoobiya Oo Loogu Baaqay in ay Maalgashi ku Sameestaan Somaliland
Wasiirka Maalgashiga iyo Wershadaha maamulka Somaliland, Cabdirisaaq Ibraahim Maxamed, ayaa ugu baaqay maalqabeennada kasoo jeeda dalka Itoobiya in ay ka faa’iidaystaan fursadaha maalgashi ee ka...