Midowga Afrika Oo shaaciyay Habraaca Doorashada Guddoomiyaha Midowga Afrika
Midowga Afrika ayaa ku dhawaaqay hannaanka doorashada hoggaanka sare ee Midowga Afrika, iyadoo loogu baaqay musharraxiinta daneynaya inay soo gudbiyaan taariikh nololeedkooda oo ay weheliso...
IMF Oo Meel marisay $10 Milyan Oo Lagu Taageerayo Somaliya
Guddiga Sare ee IMF oo dhameystiray dib u eegistii ugu horeysay ee hoos timaada barnaamijka dayn cafinta Soomaaliya, ayaa ogolaaday in si degdeg ah loo...
Wiil-yar Oo ku Dhintay Mid kale-na ku Dhaawacmay Gurigooda Oo Dab ku Qabsaday Hargeysa
Wiil yar oo ku dhintay, halka mid kale ku dhaawacmay Guri Jiingad ah oo dab Qabsaday kuna yaala xaafada Magaalo Jimcaale ee magaalada Hargeysa. Ciidamada...
Somaliya Oo Safka Hore ka Gashay Xukunnada Dilalka Caalamka Ee kordhay.
Hay’adda u dooda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ee fadhigeeda dhexe ku yaallo caasimadda dalka UK ee London ayaa waxay maanta oo Arbaco ah soo...
Israel Oo ku Goodisay in Dagaalka Gasa ay Wadi-doono Sanadkan Oo dhan.
La taliyaha ammaanka qaranka ra’iisul wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ayaa sheegay in uu filayo in dagaalka Gaza uu sii socon doono inta ka hartay sanadka....
Wasiirka Maaliyadda Djabouti Oo ku Hawlan Dhismaha Jidka isku Xidha Borama iyo Djabouti.
Wasiirka Maaliyada Jamhuuriyada Djibouti Mudane Ilyaas Muuse Daawale ayaa qaabilay Xildhibaan Maxamed Abiib waxaanu xildhibaanka oo ka hadlay kulanka Wasiirka Maaliyada Jabuuti uu la qaatay...