Ra’isul Wasaare Xamse Oo Arrimo Muhiim ah kala Hadlay Safiirka Kenya Ee Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dowladda Kenya u fadhiya Soomaaliya, Ambassador Kubai Iringo. Kulanka ayey...
Safaaradda Shiinaha Ee Somaliya oo ka Jawaabtay wafdi Somaliland u dirtay Taiwan
Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa jawaab ka bixisay ka qeyb galka Somaliland ee caleemo saarka hoggaamiyaha Taiwan oo dhacday 20-kii bishaan May. Afhayeenka safaaradda Shiinaha...
Maraykanka Oo Iska fogeeyay weerar Duqayn ah Oo ka Dhacay Buuraha Calmadow
Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in aysan ku lug lahayn weerar duqayn ah oo ka dhacay buuralayda Calmadow ee gobolka Sanaag. Idaacadda VOA Soomaali ayaa sheegtay...
Xiliga la Qabanayo Doorashada Madaxweynaha Iran Oo la Shaaciyey & Musharaxinta ugu cad cad
Dalka Iran, doorashada guud ayaa lagu wadaa inay ka dhacdo 28 bisha June, si loo doorto Madaxweynaha beddelaya Raisi oo ku geeriyooday shil diyaaradeed. Siyaasiyiinta...
Maxkamad Xakun Adag ku Riday Sarkaal Jarmal ah Oo Ruushka u Basaasayay Mudo
Askari ka tirsanaa ciidamada Jarmalka ayaa lagu xukumay saddax sano iyo bar oo xabsi ah kaddib markii lagu helay inuu u basaasayay Ruushka. Kabtan hore...