Go’aanno cusub oo kasoo baxay wasaaradda Xajka ee Sacuudiga oo laga shiray
Shir looga hadlayay go’aamo Cusub oo ay soo saartay Wasaarada Xajka ee Dowlada Sacuudiga ayaa lagu qabtey xarunta Xafiiska Arrimaha Xajka Wasaarada Awqaafta iyo Arrimaha...
Madaxweyne Deni oo kulan la Qaatay Charles Mballa iyo wafdi Uu Hoggaaminayay (Sawirro)
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka hay’adda Qaramada Midoobey ee arrimaha Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya, Charles Mballa iyo wafdi...
Israel Oo Haween & Caruur ku Leysay Iskuul Gabaad u ahaa Dad Shacab ah (Sawirro)
Ugu yaraan 10 qof oo ay ku jiraan carruur ayaa ku dhintay Gaza Sabtidii ka dib markii diyaarad aan duuliye lahayn ay gantaal ku dhufatay...
Hogaamiye Afgembi ku Qabsaday Burkina Faso Oo Muddo Kordhin Dheer Sameystay.
Saraakiisha millatari ee afganbiga kula wareegay awoodda waddanka Burkina Faso ayaa sii heyn doono xakunka shanta sano ee soo socota, go’aankaas ayaa kasoo baxay wadahadallo...