Wiil Caan ka ah Baraha Bulshada Oo Dhaqan-xumo loo soo Taagay Maxkamada G/Banaadir.(Sawirro)
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta u farriisatay dhagaysiga garmaqalka kiis dacwadeed ciqaabta ah, lambarkiisu yahay.562/2024 kaas oo eedeysane ka yahay Hanad Cabdiraxmaan maxamed (Waa gariiray)...