Calanka Khaatumo Oo Caawa Ceerigaabo Lagu Dhex Mudaharaaday
“Mahada koowaad waxa leh Allaah marka labaad Ciidanka policeka ee Gobolka Sanaag Gaar ahaan Degmada Ceerigaabo oo garab ka helaya qaybo ka mid ah Ciidanka...
Xamaas Oo Shuruud cusub Oo Adag ku xirtay Wadahadal ay la Gasho Israel
Agaasimaha hay’adda sirdoonka Israa’iil ee Mossad, David Barnea ayaa maanta dib ugu laabtay Israa’iil,kaddib kulan uu magaalada Paris kula qaatay agaasimaha CIA-da iyo Ra’iisul wasaaraha...
Kenya Oo Deg-deg Ciidamo u Geyenysa Haiti
Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa sheegay in booliskiisa nabad ilaalinta la filayo in ay gaaraan Haiti saddax toddobaad gudahood si ay u joojiyaan rabshadaha sii...
Mareykanka Oo Kenya Ugu Deeqay Diyaarado Dagaal & Gaadiid Gaboobay.(Sawirro)
Kenya oo America ka heli doonta hub ay ka mid yihiin 16 helicopters iyo 150 gawaarida qafilan. Lix iyo tobanka helicopter waxaa ka mid ah...
Dal ka tirsan Afrika Oo Qarka u Saaran inuu ka Dhaco Xasuuq la mid ah kii Rwanda
Khabiir ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in gobolka Darfur uu wajahayo halis xasuuq iyadoo dunida ay ku sii jeedo dagaalka Ukraine iyo Gaza....
Israaiil Oo ku Gacan seyrtay Go’aan Culus Oo ka soo Baxay Maxkamada ICG.
Maxkamadda Caddaaladda Dunida ee Qaramada Midoobay ayaa ku amartay Israa’iil in ay si degdeg ah u joojiso hawlgalka milateri ee ay ka waddo magaalada Rafax...