Gabadhii Ugu Horreysay Oo Muslim ah Oo loo Magacaabay Taliyaha Ciidamada Cirka Kenya
Gabadhii ugu horreysay oo muslim ah kana tirsan ciidanka milatariga dalka Kenya, ayaa loo magacaabay in ay noqoto taliyaha ciidamada Cirka ee dalkaasi, kaddib is