Home
Page 647
150 Qof Oo ku Dhimatay Daadad iyo Dhul go’ ka Dhacay Tansaaniya
Ugu yaraan 155 qof ayaa ku dhimatay daadad iyo dhul go’ ka dhacay Tanzania kadib roobab mahiigaan ah oo ka dhashay El Niño, sida uu
Wasarada Diinta Somaliland Oo War kasoo Saartay sii Deynta Fanaanada Ugbaad Aragsan
Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland ayaa Sheegtay in Fanaanada Ugbaad Aragsan Ka Toobad keentay Sidoo Kalena Balan qaaday in aanay Samayn doonin mar danbe Dhaqan
Madaxwaynaha Somaliya Oo si Wayn Loogu soo Dhaweeyay Tansaaniya.(Sawiro)
Daaru-salaam, Abriil 25, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey dalka Tansaaniya halkaas oo xarun u ah
Milateriga Israel Oo Dad ku Laayey Duqeyn ka Dhacday Degmada Rafah (Sawirro)
Saraakiisha Isbitaalada falastiiniyiinta ayaa sheegay in duqeymo dhanka cirka ah oo Israel ay ka geysatay koonfurta magaalada Rafah ee marinka Qaza ay ku dhinteen ugu
Dawlada Shiinaha Oo Dalbatay Malaayiin Litir Oo Caanaha Geela Somalida ah.
Dowladda Shiinaha ayaa dalab ay ku doonayso caanahii geela u soo gudbisay dowladda Kenya sida uu shaaca ka qaaday Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha ee