Home
Page 669
Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo ku Dhawaaqay Hindise lagu Casriyaynayo Howlaha Wasaaradda
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Talaado ah shir-guddoomiyay kulan ay iskugu yimaadaan Xoghayaha Joogtada iyo Agaasimayaasha
Haweeney Baraha Bulshada Taageero Ugu Muujisay Maamulka Somaliland Oo Lagu Xiray Sool
Ciidamada booliiska qeybta gobolka Sool ee maamulka Khaatumo State ayaa xabsiga dhigay haweeney lagu eedeeyay in ay baraha bulshada taageero weyn ugu muujisay maamulka Somaliland.
Booliiska Muqdisho Oo Qabtay Shabakad Sharci daro Mootooyinka Ugu Buufinayay (Sawirro)
Ciidanka booliiska ee ka howlgala gobolka Banaadir ayaa gacanta Ku soo dhigay eedeysanayaal lagu qabtay iyaga oo si sharci-daro ah ah mootooyinka bajaajta ugu buufinaya
Markab Dagaal Oo laga Leeyahay Tuirkiga Oo kusoo Xiranaya Dekeda Muqdisho
Markab dagaal oo laga leeyahay dalka Turkiga oo lagu magacaabo Kemalreis ayaa maanta ku soo xiri doona dekedda magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, iyadoo tallaabadan
Somaliland Oo Caalamka ka Codsatay inaan Waxba loosoo Marin Dowladda Somaliyeed.
Somaliland oo caalamka ka codsatay in il gaara lagu eego, oo aan waxba loo soo marin Dowladda Federaalka Soomaaliyeed.