Home
Page 711
Wiil ay Dhashay Marxuumad Wasiir Khadiijo Oo Caawa Muqdisho ku Geeriyooday
Mahdi Duco Qabe oo ahaa wiil ay dhashey Wasiiradii hore ee haweenka Xukuumada Somalia marxuumad Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa caawa ku geeriyoodey Muqdisho. Wararka ayaa
Taliska Talibaanka Ee Afgaanistan Oo Iskuulada u Diiday 330,000 Oo Gabdhood Sanadkan
ay’adda UNICEF ayaa sheegtay in saddex boqol iyo sodon kun oo gabdhood oo kale oo da’doodu ay tahay saddex iyo toban jir laga joojinayo inay
Taageerayaasha Messi Oo Dalbanaya Magdhaw Ciyaar La’aantii Hong Kong
Maqnaanshahii Messi ee ciyaartii bishii Febraayo, taasoo sabab u ahayd in uu dhaawac soo gaaray, taasoo keentay in taageerayaasha shiinuhu ay muddo toddobaadyo ah niyad
Ra’iisul Wasaaraha Dowlada Somaliya Oo Magacaabay la Taliye Cusub
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay la taliye cusub oo ka mid noqonaya la taliyeyaasha xafiiskiisa. Mukhtaar Maxamed Xasan ayaa