Home
Page 728
Shir Xasaasi ah Oo ka Dhacay Xafiiska RW & Taliyeyaasha Amniga Oo ka Qeyb galay.(Sawiro)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey amniga guud ee dalka, ciribtirka Al-shabaab iyo sidii loo sii
Qodobo Kasoo Baxay Shirkii Amniga Qaranka Somaliland Ee Ka Qabsoomay Hargeysa
Qodobo Ka Soo Baxay Shirkii Amniga Qaranka Soomaaliland ee Ka Qabsoomay Taliska Miiska Saraakiisha ee Ciidanka Qaranka. Maanta: 017-03-2024().Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin
Niger Oo ka Baxday Heshiis ay la Gashay Ciidanka Mareykanka Ee jooga Dalkaasi.
Ciidamada talada la wareegay ee Niger ayaa si degdeg ah ulaalay heshiis militari oo u ogolaanaya shaqaalaha militariga iyo shaqaalaha rayidka ah waaxda difaaca ee
Imaaraatka Oo Dhisaya Ciidamo Calooshood u Shaqeystayaal Uu ku Xoojinayo Awooddiisa Militari Ee Yemen iyo Somaliya
Imaaraatka Carabta (UAE) ayaa lagu soo waramayaa inay dhisayaan ciidamo cusub oo militari ah oo u eg ciidamada shisheeye ee Faransiiska, sida laga soo xigtay
Ciidamada Israel Oo Saacado yar Gudahood ku Dhowaad 100 Qof ku Xasuuqay Gaza
Laba iyo sagaashan qof ayaa lagu dilay magaalada Gaza 24-kii saac ee la soo dhaafay, taasoo ka dhigaysa dhimashada tan iyo 7-dii October 31,645 Falastiiniyiin