Home
Page 743
Ruushka Oo Gantaallo ku Garaacay Meel u dhow” R/wasaraha Giriigga iyo Zelenesky
Qaraxyo dhimasho iyo dhaawac sababay ayaa ka dhacay magaalada Odesa ee koonfurta dalka Ukraine, xilli uu madaxweynaha dalkaasi Volodymyr Zelensky uu la kulmayay ra’iisul wasaaraha
Dowlada Somaliya Oo Raali-gelin ka Bixisay Falkii ka Dhacay Garoonka Muqdisho.(Akhriso)
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Somalia ayaa waxay shaacisay iney ka xuntahay falkii ka dhacay Garoonka Caalamiga ah ee Aaden Cabdulle kaasoo muwaadiniinta Soomaaliyeed ay
Saraakiil Turki ah Oo Muqdisho yimid Oo Shir la Galay Wasarada Difaaca (Sawirro)
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xooga dalka ayaa Xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga ku qaabilay wafdi ka socda Dowladda
Xuutiyiinta Yemen Oo Gantaal la Helay Markab Laga Leeyahay Dalka Switzerland.(Sawirro)
Xuutiyiinta oo ay taageerto Iran ayaa labo gantaal oo nooca ballistic-ga ah ka soo riday dalka Yemen, iyagoo duqaymo iyo waxyeelo u geystay Markab Konteenar
Ehelada Ninkii Xaaskiisa Gubay Oo Afka Furtay Hanjabaad-na U Diray
Ehelada eedeysane Sayid Cali Macallin Daa’uud ayaa si cad uga soo horjeestay xukunkii ay maanta wiilkooda ku riday Maxkamada gobolka Banaadir. Maxkamadda ayaa maanta dil