Home
Page 748
Dowlada Somalia Oo Xanibtay Malaayiin dollar Oo ku Socday Al-Shabaab (Akhriso)
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in la xayiray Akoono cusub oo lacago badan loo marinayey kooxda al shabaab, sida lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay
Duqa Muqdisho Oo Shaqo joojin ku Sameeyey Dhowr Gudoomiye Degmo.
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shaqada ka joojiyay guddoomiyaal degmo uu ku jiro guddoomiyaha Dayniile oo hadda ku sugan
Mahad Salad & Dhigiisa Dalka UK Richard Moore Oo Qodobo Xasaasi ah ka Wada-hadlay.
Agaasimaha Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Mahad Maxamed Salaad oo booqasho ku jooga dalka UK, ayaa la kulmay Agaasimaha Sirdoonka UK ee MI6 Richard Moore.
M/Biixi Oo Daah-furay Shirweynaha Dhaqaalaha Islaamiga ah Ee Afrika (Sawirro)
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa daah-furay shirweynaha 11-aad ee hab-xisaabeedka Islaamiga ah ee Afrika (African Islamic Finance Summit) oo sannadkan 2024-ka ay marti-gelisay
Masar Oo Uga Digtay Dalalka Carabta Halis ku soo Wajahan Somaliya.
Wasiirka Arrimaha Dibedda Masar Sameh Shoukry ayaa ka digey in gobannimada iyo dhowrsanaanta dhulkeed ee Soomaaliya uu halis dhab ah ku jiro. Hadalkan ayuu Wasiirku