Home
Page 754
Wararkii Ugu Dambeeyey Dagaalka Gaza iyo Ciidamada Israel Oo..(Sawirro)
Ciidamada Israa’iil iyo Hay’adda Ammaanka Israa’iil (ISA) ayaa maanta oo Khamiis ah shaaca ka qaaday in ciidamadoodu ay ilaa hadda gacanta ku dhigeen in ka
Xassan Sheekh Oo ka Farxiyey Maxaabiis 100 ka Badan Oo ku jira Xabsiyada Dalka
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa Maanta Cafis Madaxweyne kusii daayay 116 Maxbuus oo ku xernaa Xabsiga Dhaxe ee Xamar iyo Xabsiga MBCC ee
Madaxweyne Xassan Sheekh Oo Tartan Cusub ka Daahfuray Muqdisho.(Sawirro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay Tartanka Quraanka Kariimka ah ee Bisha Barakaysan ee Ramadaan ayaa tilmaamay in dowladdu
Abiy Axmed Oo Muwaadiniinta Dalkiisa Ugu Baaqay Inay Bartaan Luqadda Carabiga
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa ugu baaqay muwaadiniinta dalkiisa inay bartaan luqadda Carabiga, taas oo uu sheegay inuu dalban doono in lagu dhigo dugsiyada
Mareykanka Oo Dacwad kusoo Oogay Shirkadda Apple
Mareykanka ayaa dacwad taariikhi ah ka gudbiyay shirkadda Apple, taasoo ku eedeyay shirkadda weyn ee teknolojiyadda in ay isku koobtay suuqa casriga ah ayna burburisay
Sarkaal ka tirsan Xizbullah Oo Booqasho lama Fah ku Tegay Imaaraadka
Sarkaal sare oo ka tirsan kooxda Lubnaan ee Xizbullah ee Iran ay taageerto ayaa booqasho taariikhi ah ku tegay Imaaraadka Carabta, afar ilo-wareed oo ku