Home
Page 757
M/Bixi Oo Xerki Dorashooyinka Ee Horyaalay Isku Dhaafiyay Maxkamada Dastuuriga Ah
Madaxweynaha Jsl Muse Bixi Cabdi Ayaa Xerki Dorashooyinka Ee Horyaalay Isku Dhaafiyay Maxkamada Dastuuriga Ah
Xoghayihii joogtada ee Xafiiska Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo is casilay
Xoghayihii joogtada ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Zubeyr ayaa qoraal dheer uu soo saaray maanta oo Axad ku shaaciyay in uu iska
Ra’isul Wasaare Xamse Oo la kulmay Abdullah Salem una Mahadceliyay Dowladiisa
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya, Mudane Abdullah Salem Al Nuaimi, iyagoo ka wada hadlay xoojinta
Mareykanka Oo Bilaabay inuu Gargaar Cunto ah Hawada Uga Daadiyo Gaza (Sawirro)
Mareykanka ayaa bilaabay inuu gargaar bini’aadantinimo hawada kaga soo daadiyo Gaza, sida ay sheegeen laba sarkaal oo Mareykan ah. Madaxweyne Joe Biden ayaa jimcihii ku
Taliye Cusub Oo la wWareegay Ciidamada Kenya Ee ka Howlgala Somaliya.(Sawirro)
Taliyaha cusub ee ciidamada Kenya ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Brig. Seif Salim Rashid, ayaa si rasmi ah ula wareegay