Home
Page 764
Maxaa ka jira in Mid ka mid ah Raggii Weeraray Hotel SYL Uu ka Tirsanaa Shaqaalaha BFS?
Maamulka golaha shacabka baarlamanka Somalia ayaa beeniyey in xubin ka tirsanaa kooxdii al shabaab ee habeen hore weerartay hotelka SYL uu ka tirsanaa shaqaalaha xarunta
Kursiga Hoggaanka Midowga Afrika Ee Somaliya ay u Tartameyso Oo War Hor leh kasoo kordhay
Golaha Sare ee Midowga Afrika ayaa qaaday tallaabo hor leh, isagoo go’aansaday in guddoomiyaha xiga ee Guddiga Midowga Afrika uu ka imaanayo Bariga Afrika. Kulan
Markabkii Ugu Horeeyey Ee Gargaar sida Oo Gaaray Xeebta Magalada Gaza (Sawirro)
Marrkabkii u horeeyey ee Shixnad gargaar bini’aadannimo oo dhanka badda ah sida ayaa gaaray Gaza oo ay ka socdaan dagaalo qaraar oo u dhexeeya ciidamada