Home
Page 786
Somaliya iyo Turkiga Oo Heshiisyo Dhinaca Shidaalka kala Saxiixday
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta Dowladda Soomaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed iyo Wafdi uu hogaaminayo oo booqasho ku joogo Dalka Turkiga ayaa heshiis la galay
Qaar kamid ah Dadka Isticmaala Tiktok Oo Wacitaano ku Wareeriyay Xildhibaanada Matela
Baarlamaanka dalka Mareykanka ayaa qorsheenaya ansixinta sharciyo ka dhan ah barta dhallinyarada sida weyn u isticmaasho ee Tiktok, waxaana tallaabadaasi si weyn uga soo horjeeda
Madaxweyne hore Oo Xabsi Daa’in Lagu Xukumay kaddib Dambiyo Lagu helay
Madaxweynihii hore ee dalka Honduras Juan Orlando Hernández, ayaa lagu xukumay xabsi daa’in , kaddib markii lagu helay dambiyo ay kamid ahaayeen ka ganacsiga maandooriyaha