Ra’iisul wasaarihii hore ee Israa’iil Ehud Olmert ayaa ka digay in Israa’iil ay la kulmi doonto cawaaqib xumo haddii ay ciidamadeeda u dirto magaalada go’doonsan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhaw gaaray Magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen Mas’uuliyiin ka