Ku: Dhamaan Ardayda Danaynaysa Barashada Xirfada Gacanta Ee Gobolka Awdal.
Ujeeddo: Deeq Waxbarasho { Farsamada Gacanta} Wasaaradda Waxbarashada iyo Saynisku Waxa ay Ogaysiinayaa Dhamaan Ardayda Reer Somaliland Gaar ahaan Gobolka Awdal Ee Danaynaysa Barashada Xirfadaha...
Madaxwayne Xasan Sheekh Oo la Kulmay Gudoomiyaha Jaamacada Carabta.(Sawiro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehlinayaan xildhibaannada labada aqal ee dalkeenna ku matala Baarlamaanka Carabta ayaa maanta magaalada Qaahira...
Soomaaliya Oo Shirka G77 Ku Soo Bandhigtay Daandaansiga Itoobiya Ku Hayso
Soomaaliya ayaa ka qeyb gashay shir-madaxeedka ururka dalalka ku bahoobay G-77 iyo China, ayada oo halkaasi kusoo bandhigtay mowqifkeeda heshiiskii Addis Ababa iyo xad-gudubka ay...