Dayax-gacmeed ay saarnaayeen cirbixiyeeno Ruushka u dhashay ayay cillad ku qabsatay hawada sare sida ay tabinayso warbaahinta Ruushka, balse dadkii saarnaa ayaa ka badbaaday. Waxaa...
Markii fayraska Covid laga helay dunida mar dambena lagu dhawaaqay inuu yahay xanuun safmar ah, balse hadda ayaa laga war helay saameynta uu ku leeyahay...
Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu ayaa diiday baaqyada Mareykanka ee ahaa in la yareeyo weerarka milatari ee Israa’iil ay ku hayso Marinka Gaza ama ay qaadaan...
Midowga Afrika waxay laba todobaad gudahood soo saareen laba qoraal oo ku wajahan xiisadda ka dhalatay heshiiskii isfahamka ee ay 1-dii bishan kala saxiixdeen Itoobiya...
Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed Cali ayaa ka qeyb-galay shir madaxeedka 19-aad ee dalalka dhex-dhexaadka ah oo maanta ka dhacay magaalada Kampala ee dalka Uganda....