Sisi: Yaan La Tijaabin Awooda Masar, Ma Aqbalayno Handadaada Lagu Hayo Soomaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay...
Farmaajo Iyo Madoobe Oo Ka Cudur Daartay Ka Qayb Galka Caleemasaarka Danni
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku wajahan magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland, halkaasoo ay ka socoto qaban qaabada soo dhaweyntiisa. Sida...
Booliiska Muqdisho Oo Qabtay Burcad iyaga dhac Geesanaya CCTV kaamira Duubtay (Sawirro)
Ciidanka booliiska ee ka howlgala gobolka Banaadir ayaa ku guuleestay in ay gacanta ku dhigaan burcad hubeysan oo lagu eedeeyay in dad shacab ah dhac...
Antonio Guterres: Sidee U Aqbalnaa In Afrika Ka Wayday Xubin Joogto Ah Golaha Amaanka
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ku dhaliilay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay in aan xubin joogto ah ka helin Afrika. “Hay’aduhu waa...
US Oo Xaqiijiyey In Israel Ku Dishay Qof Maraykan Ah Daanta Galbeed
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Maraykanka ayaa xaqiijisay dhimashada qof rayid ah oo Maraykan ah oo ku dhintay Daanta Galbeed ee la haysto, waxaanay sheegtay inay...