Shiinaha ayaa ku dhawaaqay in magaalada Hong kong laga heley Kiiskii ugu horreeyay ee fayraska daanyeerka ee loo yaqaano Fayras B, kaasi oo u gudbay dadka.
Waxaa laga helay nin 37 jir ah oo la sheegay in uu daanyeer ku dhaawacay beer ku taala Hong kong, sida ay sheegtey Xarunta Ilaalinta Caafimaadka ee Hong Kong.