Heemaal News Network

SSC-Khaatumo Oo Markii Ugu Horreysey 2.6 Milyan Doollar ka Heshey Deeqaha Caalamiga ah Ee Somaliya.

Maamul-goboleedka SSC-Khaatumo ayaa markii ugu horreysey 2.6 milyan oo doollar ka heshey deeqaha caalamiga ah ee Soomaaliya, taasi toos u gaadheysa waxna looga qabanayo xaaladda Bin’adannimada.

Arinta ayaa kusoo beegmaysay kadib markii DFS ayaa ku amartay haayadaha caalamiga ah inay toos uga hawlgalaan degaanada mamulka SSC, kana fuliyaan mashaariicaha kala duwan.

Tani ayaa ka dhigan in DFS ay meelmarineyso aqoonsigii hore u siisey SSC-Khaatumo.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Xassan Sheekh Oo Booqday Kismaayo

Heemaal

Jubaland Oo Gacanta ku Dhigtay Shabakad Dad ka Tahriibinaysay Kismaayo.(Sawirro)

Heemaaln

Xasan Sheekh Oo ka Qayb-galay Madasha Dibulamaasiyada ANTALYA Ee Dalka Turkiga.(Sawiro)

Heemaaln