Heemaal News Network

Dawlada Imaaraadka Carabta Oo ka Hadashay Saraakiil Looga Dilay Muqdisho.

Dowladda Imaaraadka Carabta oo ka hadashay weerarka lagu qaaday xerada ay ciidamada Soomaalida ku tababaraan ee Gordan ee Muqdisho ayaa sheegtey in weerarka looga diley sadddex sarkaal oo sare, laba kalena looga dhaawacay.

UAE waxa ay intaas ku dartay in uu sidoo kale dhintay sarkaal u dhashay dalka Baxrayn. Kama aysan hadlin Soomaalida dhankeeda.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Xasan Sheekh Oo si Adag Uga Hadlay wax ka Bedelka Dastuurka ay Farmaajo iyo Shariif…

Heemaaln

Dowlada Hoose Ee Laascaanood Oo Wadooyin Waaweyn Qasb ku Baneysay.

Heemaaln

Maraykanka Oo Xaqiijiyey Dhimashada Labbo Askari Oo Lagu Waayey Badda Soomaaliya

Heemaal