Maraykanku waxa uu ka faa’iidaystaa dhacdooyinka ka dhaca Badda Cas si uu u been-abuuro qalalaasaha caalamiga ah oo uu ku eedeeyo Xuutiyiinta cawaaqibka ka dhasha,...
Kooxda Xisbullah ee dalka Lubnaan ayaa sheegtay in ay gantaallo la beegsadeen askarta Israa’iil xilli ay isku diyaarinayeen weerar ay ku qaadaan Lubnaan. Sida lagu...
Wasiirada arrimaha dibadda ee Midowga Yurub ayaa Isniinta wadahadalo gooni gooni ah la leh dhiggooda Israel iyo Falastiin, iyagoo ka wada hadlaya rajada laga qabo...
Kooxda wax iska caabinta falastiiniyiinta ee Xamaas ayaa daabacday warbixin ka kooban 16 bog oo muujineysa ujeedooyinka ka dambeeya weerarkii ay 7-dii October ku qaadeen...
Golaha dastuurka dalka Senegal ayaa soo saaray liiska ugu dambeeya ee 20 ka musharrax ee u taagan doorashada madaxtinimada ee dhici doonta 25-ka Febraayo, kaasoo...
La-taliyaha Amniga Qaranka Itoobiya, Ridwaan Xuseen ayaa mar kale ka hadlay heshiiskii ay la galeen Somaliland, isagoo sheegay in isfamka Bada uusan ahayn fara-galin madaxbanaani,...