Israa’iil ayaa xoojisay duqeymaha ay ku hayso magaalada Khan Younis ee Qaza, taasoo ku qasabtay shacabka Falastiiniyiinta ee ku dhaqan deegaankaas in ay ka qaxaan...
Dhacdo argagax leh ayaa xalay ka dhacaday degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir, ka dib markii nin uu xaaskiisa nolosha ku gubay. Ninka oo lagu magacaabo...
Muuqaal cusub oo ay baahiyeen garabka mintidka ah ee Xamaas ee Al Qassam Brigades, ayaa muujinaya saddex dumar ah oo Israa’iiliyiin ah oo la haysto,...
Xeerbeegtida Maxkamada New York ayaa go’aamiyay in Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump uu bixiyo $83.3 milyan oo doolar, taasoo magdhow u ah weriye E...