Caafimaadka

Horjooge Alshabab Ah Oo Gacanta Lagu Dhigay

11th April 2017

Taliyaha Saldhiga booliska Degmada Qoryooleey Labo Xidigle Cali Maxamed Aadan ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalka ay ka sameeyeen degmada Qoryooleey iyo Tuulooyinka Hoosyimaada oo ay gacanta ku dhigeen horjoogayaal ka tirsan Al-Shabaab.  Taliyaha ayaa […]

Caafimaadka

GEDO: Shaqaale Caafimaad Oo Talaal Waday Oo La Afduubtay

4th April 2017

Wararka ka imaanaya degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya Shaqaale caafimaad oo ka shaqeynayay Talaalka lagu afduubtay meel 15KM u jira Luuq. Taliyaha Saldhiga degmada Luuq Diyaad Cabdi Kaliil ayaa ku eedeeyay afduubkan inay […]

Caafimaadka

Cudurka Daacuunka Oo Ka Dilaacay Soomaliya

1st April 2017

Sarkaal sare oo ka tirsan hay’adaha gargaarka ee Midowga Yurub ayaa ka digay in dalka Soomaaliya oo ay haatan ka jiraan abaaro ba’an ay dadku sidoo kale wajahayaan xannuuno ay kamid yihiin daacuunka.

1 2