Qorraxdu waxaana ay kala hadhi doonaan saacadaha dambe ee fiidkeenna oo weli ay meelaha qaar ku jiraan Qorrax madoobaad.
Muslimiinta Dunida oo caawa baadi goobaya inay Fiiriyaan inay Bilatay Bishii shuwaal ayaa ku Hawlan inay Arkaan Bishii shuwaal Sidaa Daraadeed Maadama oo Qorax madoobaad jiro suuragal ma aha in Bishii La arko.